Mbappe oo wali rajo ka muujiyay in Messi uu ku garaaci karo abaal-marinta...
(Yurub) 20 Maajo 2019. Weeraryahanka da’adda yar ee kooxda Paris Saint Germain Kylain Mbappe ayaa sheegay inuu ku faraxsan inuu kula tartamo kabtanka kooda Barcelona ee Lionel Messi abaal marinta kabta...
View ArticleXiddig ka tirsan kooxda Paris Saint-Germain oo bartilmaameed u ah Manchester...
(Paris) 20 Maajo 2019. Difaaca kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Thomas Meunier ayaa shaaca ka qaaday inuu rajaynayo inuu baaqi ku sii ahaan doono garoonka Parc des Princes. Meunier ayaa ku...
View ArticleRASMI: Kooxda PSG oo bayaan ka soo saartay hadalkiisa uu xalay Xafladda ka...
(Paris) 20 Maajo 2019. Weeraryahanka da’da yar ee Paris Saint Germain. Kylain Mbappe ayaa xalay kasoo muuqday xafladda lagu bixinayay abaal-marinnada horyaalka League 1, isagoo hor fadhiya...
View ArticleMbappe oo magacaabay ciyaaryahanka ku guuleysan kara abaal marinta Ballon...
(Yurub) 20 Maajo 2019. Weeraryahanka da’adda yar ee kooxda Paris Saint Germain Kylain Mbappe ayaa u sharaxay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi inuu ku guuleysan doono abaal marinta Ballon d’Or 2019....
View Article“Mbappé wuxuu si xoogan u doonayay inuu ku biiro Real Madrid” – Unai Emery
(Yurub) 21 Maajo 2019. Tababarihii hore Paris Saint-Germain isla markaana haatan leyliya kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa shaaca ka qaaday in xilligii uu macalinka ka ahaa PSG, uu Kylian Mbappé si...
View ArticleParis Saint-Germain oo qorsheeneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa bar-tilmaameedka...
(Paris) 21 Maajo 2019. Paris Saint-Germain ayaa qorsheyneysa inay dharbaaxa xoogan la gaarto tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane inta lagu jiro suuqa kala iibsiga ee xagaaga. Shabakada “Le...
View ArticleThomas Tuchel oo si layaab leh kaga hadlay mustaqbalka xiddigaha Neymar Jr...
(France) 23 Maajo 2019. Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa si layaab leh kaga hadlay mustaqbalka xidigihiisa Neymar Jr iyo Kylian Mbappé. Hadalka Thomas Tuchel ayaa wuxuu...
View ArticleFariin uu diray Neymar Jr oo rajo galineysa kooxda Real Madrid
(Yurub) 24 Maajo 2019. Maamulka kooxda Paris-Saint-Germai ayaa dhexda kaga jira xaalad walaac iyo jahawareer ee ku saabsan fariimaha aan cadeyn ee la xiriira labadeeda xiddig ee kala ah Neymar Jr iyo...
View ArticleRASMI: Thomas Tuchel oo heshiis cusub u saxiixay Paris St Germain
(France) 25 Maajo 2019. Paris St Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiiska u kordhisay macalinka kooxdeeda ee Thomas Tuchel, kaasoo gaaraya ilaa iyo 2021. Tochel ayaa qabtay kooxda PSG...
View ArticleMarquinhos oo si dadban u dhaleeceeyay xiddiga ay isku kooxda yihiin ee...
(France) 25 Maajo 2019. Daafaca kooxda Paris Saint Germain ee Marquinhos ayaa si dadban u dhaleeceeyey saaxiibkiis reer France ee Kylian Mbappé, kaddib markii uu ka hadlayay mustaqbalkiisa. Kylian...
View ArticleKooxda Manchester United oo dalab ka gudbinaysa Moussa Dembele… (Imise Milyan...
(Manchester) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay dalab ku kacaya adduun dhan 35 milyan oo gini ka gudbiso Weeraryahanka naadiga Lyon ee Moussa Dembele....
View ArticleKooxda Arsenal oo Manchester United ka afduubanaysa saxiixa xiddig ay...
(London) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay kula tartanto Manchester United saxiixa Adrien Rabiot, iyadoo xiddigan khadka dhexe uu isku...
View ArticleKooxda Manchester City oo kula dagaalamaysa Liverpool saxiixa Nabil Fekir
(Manchester) 26 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay Liverpool kula dagaalanto saxiixa Weeraryahanka naadiga Lyon ee Nabil Fekir. Fekir ayaa...
View ArticleRivaldo oo si cad u sheegay kooxda uu u baahan yahay Neymar si uu ugu...
(Yurub) 29 Maajo 2019. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa u arka in xiddiga ay isku wadanka yihiin ee Neymar Jr uu u baahan yahay dib ugu soo laabashada markale naadiga reer...
View ArticleHalyeey reer Brazil ah oo ammaan ugu qubeeyay da’ayarka reer France ee Kylian...
(Yurub) 30 Maajo 2019. Halyeeyga reer Brazil ee Ronaldo isla markaana ah milkiilaha kooxda reer Spain ee Real Valladolid, ayaa amaanay awooda ciyaareed ee da’ayarka PSG ee Kylian Mbappé. Sidoo kale...
View ArticleNeymar Jr oo jawaab ka bixiyay waxa ka jira eedeymaha ku aadan kufsiga...
(Paris) 02 Juunyo 2019. Weeraryahanka kooxda PSG ee Neymar Jr ayaa lagu soo eedeeyay inuu kufsi u geystay haweeney isagoo ku sugan hotel ku yaalla magaalada Paris sida ay sheegayaan warbixino ka...
View ArticleRASMI: Paris Saint – Germain oo ku dhawaaqday inuu ka tagayo mid ka mid ah...
(France) 05 Juunyo 2019. Paris Saint – Germain ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan kooxda dhamaadka bishan Juunyo. Maamulka PSG ayaa go’aansaday inaysan heshiiska...
View ArticleGabadhii kufsiga ku eedeysay Neymar oo markii ugu horreysay hadashaday &...
(Paris) 06 Juunyo 2019. Gabadhii kufsiga ku eedeysay Neymar Jr ayaa markii ugu horreysay ka hadashay kiiskaas, iyadoo sidoo kale la helay muuqaal laga duubay labadooda iyagoo ku sugan Hoteelka la...
View ArticleLiverpool oo aad ugu dhow inay la wareegto laacibka ay mudada dheer ku raad...
(Liverpool) 06 Juunyo 2019. Sida ay daabacday Jariiradda L’Equipe kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa qarka u saaray inay adduun dhan 70 milyan oo gini kula soo wareegto laacibka ay mudada dheer ku...
View ArticleDEG- DEG: Paris Saint-Germain oo shaacisay mudada uu maqnaanayo Neymar Jr
(PSG) 08 Juunyo 2019. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa war rasmi ah kasoo saartay mudada uu garoomada ka maqnaanayo xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr iyo nooca uu yahay dhaawaca soo gaaray. Paris St...
View Article