Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halyeyga reer France ee Lilian Thuram oo si cad u sheegay xiddigii ugu adkaa...

(France) 19 Maajo 2020. Daafacii hore xulka qaranka France iyo kooxda Barcelona ee Lilian Thuram ayaa xaqiijiyay in xiddigii ugu adkaa ee uu wajahay uu yahay, laacibka reer Spain ee Pedro Munitis, gaar...

View Article


Mbappé oo hoggaaminaya liiska xiddigaha da’ayarta ciyaara kubadda cagta ee...

(Yurub) 19 Maajo 2020. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka France ee Kylian Mbappé ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha da’ayarta ciyaara kubadda cagta ee ugu mushaarka badan Yurub....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Neymar oo shaki geliyey dib ugu laabashada Barcelona, xilli uu...

(Paris) 21 Maajo 2020. Wakiilka ciyaaryahanka Kooxda PSG ee Neymar Jr ayaa shaki geliyey dib ugu laabashada laacibkan ee naadiga Barcelona, waxaana uu sidoo kale shaaca ka qaaday wahadallo ay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo xiddig muhiim ah ka dooneysa kooxda Paris Saint-Germain

(Madrid) 21 Maajo 2020. Kooxda Real Madrid ayaa isha ku heysa inay la soo wareegto wiilka dahabiga ah ee naadiga Paris Saint-Germain inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ee soo socda. Shabakada...

View Article

Mid ka mid ah kooxaha waa weyn ee Yurub oo dalab xoogan ka soo gudbisay...

(Yurub) 22 Maajo 2020.  Wargeyska “Daily Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in laacibka reer Gabon iyo kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang uu dalab kaga yimid naadiga Paris...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid ka mid ah xiddigihii xulka qaranka Faransiiska ee qaaday Koobkii Adduunka...

(Yurub) 25 Maajo 2020. Sida la soo warinayo mid ka mid ah xiddigihii xulka qaranka Faransiiska ee qaaday Koobkii Adduunka ee 2018 lagu qabtay dalka Ruushka ayaa iibiyey abaal-marintii la siiyey....

View Article

Kooxda Paris Saint-Germain oo go’aamisay heshiiska Mauro Icardi

(Paris) 27 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa kala hadashay Inter Milan, heshiiska ay Mauro Icardi si toos ah kula saxiixaneyso. Mauro Icardi ayaa horaantii xagaagan ugu soo...

View Article

Kooxda Arsenal oo Napoli kula dagaallamaysa saxiixa xiddig ka tirsan Lille

(Yurub) 28 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay weli naadiga Napoli kula dagaalamysa saxiixa daafaca Lille ee Magalhaes. Napoli waa ay dhankeeda sii waddaa tartanka ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappé oo si weyn u ammaanay kooxda Liverpool iyo Tababare Jürgen Klopp

(Paris) 28 Maajo 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa sheegay in Zinedine Zidane iyo Cristiano Ronaldo inuu ku dayan jiray tan iyo markii uu yaraa. Kylian Mbappé ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Lionel Messi waa ciyaaryahanka kaliya ee ka fiican Neymar Jr”

(Barcelona) 29 Maajo 2020. Madaxweynihii hore kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sandro Rosell ayaa sheegay in Lionel Messi uu yahay laacibka kaliya ee ka sareeya Neymar Jr. Dhinaca kale Sandro Rosell...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mbappé oo si xiiso leh kaga hadlay suurtagalnimada uu ugu guuleysan karo...

(Paris) 30 Maajo 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa si xiiso leh kaga hadlay suurtagalnimada uu ugu guuleysan karo abaal-marinta Ballon d’Or, kaddib markii uu...

View Article

BAL EEG: Shax laga sameeyay 11-ka ciyaartoy ee ugu caansan uu ku dhacay...

(Yurub) 30 Maajo 2020. Caabuqa Coronavirus ayaa si weyn u dhibaateeyay adduunka oo dhan, gaar ahaan kubadda cagta, wuxuuna haleelay malaayiin dad ah ee adduunka ku nool, isagoo dilay boqolaal kun....

View Article

Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo oo magacaabay SHANTA ciyaartoy ee ugu fiican...

(Yurub) 31 Maajo 2020. Halyeyga reer Brazil ee Luís Nazário de Lima Ronaldo ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa wuxuu kaga hadlay dhowr arrimood muhiim ah. De Lima Ronaldo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyuu Paul Pogba Albaabada u furay inuu u ciyaaro Kooxda reer France ee Paris...

(Paris) 01 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa la soo warinayaa inuu Albaabada u furay inuu u dhaqaaqo naadiga...

View Article

Eduardo Camavinga oo kala doortay Kooxaha Real Madrid, Manchester United iyo...

(Yurub) 01 Juun 2020. Eduardo Camavinga ayaa la soo warinayaa inuu kala doortay Real Madrid, Manchester United iyo Liverpool, isla markaana waxaa la ogaaday kooxda uu doonayo inuu ku biiro. Camavinga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo Nazario oo shaaciyey shanta xiddig ee uu daawashadooda ku raaxaysto,...

(Yurub) 01 Juun 2020. Halyeyga Brazil ee Ronaldo Nazario ayaa Lionel Messi u doortay xiddiga uu ugu jecel yahay daawashadiisa, isagoo meel iska dhigay xiddiga ay magac wadaagga yihiin ee Cristiano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid barri ayey la soo saxiixan doontaa Mbappé haddii ay dhacdo hal...

(Madrid) 01 Juun 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa si xamaasad leh uga hadlay fikrada uu ku doonayo inuu kula saxiixdo Kylian Mbappé oo si xoogan looga...

View Article


Muxuu ka yiri Jordi Alba wararka shegaya in Neymar Jr uu dib ugu soo...

(Barcelona) 02 Juun 2020. Daafaca bidix ee kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Jordi Alba ayaa ka aragti dhiibtay suurtogalnimada uu Neymar Jr dib ugu soo laaban karo Blaugrana mar kale. Neymar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan ku faraxsanahay inaan iska diiday Barcelona”– Xiddiga Kooxda PSG ee...

(Paris) 06 Juun 2020. Angel Di Maria ayaa daaha ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inuusan ku biirin Barcelona, markii ay isku dayeen inay ka soo iibsadaan Paris Saint-Germain saddex sano ka hor. Garabka...

View Article

Neymar Jr oo Saaxiibadiisa kooxda Paris Saint-Germain u sheegay in…….

(Paris) 08 Juun 2020. Sida laga soo xigtay wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain rabitaanka Neymar Jr ee ah inuu ka tago kooxda Paris Saint-Germain ayaa u muuqata mid aan wali isbadelin. Wargeyska...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live