DEG DEG: Mario Balotelli oo ku biiray Marseille
(France) 23 Jan 2019. Dhaliyaha reer Talyaani ee Mario Balotelli ayaa ka tagay naadiga Nice ee dalka Faransiiska isagoona ku biiray isla kooxda ka dhisan dalkaas ee Marseille. Weeraryahankii hore ee...
View ArticleDEG DEG: Kooxda Barcelona oo saxiixa Frenkie de Jong ku garaacday PSG
(Barcelona) 23 Jan 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo saxiixatay laacibka khadka dhexe ee Ajax, Frenkie de Jong waxaana ay kaga adkaatay naadiga PSG ee dalka Faransiiska oo si weyn u...
View ArticleParis St-Germain oo ka Walwalsan XAALADA Neymar kaddib markii…iyo...
( Paris ) 24 Jan 2019. Macalinka Paris St-Germain Thomas Tuchel ayaa sheegay inuu ka “ Walwalsan “ Neymar kaddib markii uu ka dhaawacmay anqawka intii lagu guda jiray kulankii Coupe de France ay guusha...
View ArticleRASMI: Monaco oo shaqada tababarka kooxdeeda ka joojisay Thierry Henry
(Monaco) 25 Jan 2019. Kooxda Monaco ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay shaqada kooxdeeda ka joojisay macalinka reer France ee Thierry Henry, ilaa iyo ay kasoo saarayaan maamulka go’aan kama dambeys...
View ArticleRASMI: Monaco oo ku dhawaaqday macalinka cusub ee kooxdeeda, kadib markii ay...
(Monaco) 26 Jan 2019. Kooxda Monaco ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay shaqada kooxdeeda ka ceyrisay Thierry Henry, isla markaana ay dib u soo celisay macalinkeedii hore ee Leonardo Jardim. Leonardo...
View ArticleFaahfaahin dheeri ah oo laga helayo xaalada dhaawac ee Neymar Jr, (Miyuu...
(PSG) 28 Jan 2019. Waxaa la xaqiijinayaa in xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr uu seegayo kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League ay ku wada...
View Article“Ma niyad jabi doono la’aanta Neymar Jr”
(PSG) 28 Jan 2019. Difaaca kooxda Paris-St Germain Presnel Kimpembe ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay dhaawaca soo gaaray saaxiibkiis reer Brazil ee Neymar Jr, iyo mudada uu garoomada ka maqnaanayo....
View ArticleTababare Tite oo niyad jab weyn ku riday jamaahiirta reer Brazil, sababa la...
(Brazil) 29 Jan 2019.Tababaraha xulka qaranka Brazil Tite ayaa xaqiijiyay in uu u yeeri doono ciyaartoyda 100% diyaarka ah, si ay kaga qeyb galaan tartanka la qaban doono xagaagan ee Copa America....
View ArticleRASMI: Paris Saint-Germain oo shaacisay mudada uu garoomada ka maqnaanayo...
(PSG) 30 Jan 2019.Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay in xidiga reer Brazil ee Neymar Jr aanu qaliin looga sameyn doonin lugta midig, isla markaana uu mari doono kaliya xaalad...
View ArticleEdinson Cavani oo abaal marin muhiim ah ku garaacay xidigaha Messi iyo Suarez
(Latin) 01 Feb 2019. Gooldhaliyaha reer Uruguay iyo kooxda Paris St Germain Edinson Cavani, ayaa loo caleemo saaray abaal marinta xidiga ugu fiican kubadda cagta ee Latin America 2018. Edinson Cavani...
View ArticleDEEQSI: Kylian Mbappé oo ka mid ahaa dadkii lacagta ku deeqay si loo baadi...
(Paris) 04 Feb 2019 Markii shirkaddii baadi goobeysay halkii ay martay diyaaraddii la waayay ee uu saarnaa laacibkii hore ee Nantes Emiliano Sala ay ku dhaawaqday in ay baaristaasi joojisay ayaa...
View ArticleKooxda Nantes oo hawl-gab ka dhigtay lambarkii uu xiran jiray...
(Europe) 08 Feb 2019. Waxaa ugu dambeyn la xaqiijiyay inuu Geeriyooday ciyaaryahan Emiliano Sala kaddib markii la soo helay Meydkiisa. Meydka ayaa Arbacadii laga dhex helay diyaaraddii yareyd ee uu la...
View ArticleHaddii aad ogeed Neymar iminkana laacib kale oo weyn ayaa ka dhaawacmay...
(Paris) 09 Feb 2019. War farxad leh ayaa u soo yeeraya kooxda Manchester United kaddib markii laacib kale oo weyn uu ka dhaawacmay naadiga PSG saddex maalin uu ka hor kulankooda Champions League. Horay...
View ArticleXiddigaha PSG ee Cavani iyo Neymar oo la filayo inay seegaan kulanka Man...
(Paris) 10 Feb 2019. Labada Weeraryahanka ee kooxda PSG Edison Cavani iyo Neymar Jr ayaa la filayaa inay dhaawacyo ku seegaan kulanka todobaadkan ee Champions League oo ay wajahayaan Man Utd. Horay...
View ArticleImisa kun oo taageerayaasha Paris ah ayaa Talaadada Old Trafford ku daawan...
(Paris) 10 Feb, 2019 Warbaahinta waddanka Faransiiska ayaa xaqiijisay in taageerayaal badan oo Faransiis ah ay xaadiri doonaan garoonka Old Trafford si ay u taageeraan naadigooda Paris Saint-Germain...
View ArticleDEG DEG: Kooxda PSG oo xaqiijisay xiddigaha seegaya kulanka Man United ee...
(Paris) 10 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta PSG ee Waddanka Faransiiska ayaa xaqiijisay xiddigaha dhaawaca ku seegi doona kulanka todobaadkan Manchester United ee Champions League. Edinson Cavani ayaa...
View ArticleJulian Draxler oo isbar-bardhig ku sameeyey kooxda Manchester United xilligii...
(Yurub) 11 Feb 2019. Ciyaaryahanka reer Germany iyo kooxda Paris Saint-Germain Julian Draxler ayaa xaqiijiyay in Manchester United ay si fiican u ciyaareysay waagii uu tababaraha ka ahaa Jose Mourinho....
View ArticleBuffon oo fariin u diray Pogba, kahor kulanka ay habeen dambe isaga hor iman...
(PSG) 11 Feb 2019. Goolhaayha kooxda Paris Saint-Germain ee Gianluigi Buffon ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leeyihiin saddexda xidig ee kooxda Juventus, isagoo sheegay inay adag tahay in la...
View Article“Neymar Jr wuxuu ka sareeyaa qof walba”
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Laacibkii hore kooxda PSG ee reer Brazil Nenê ayaa caro weyn ka muujiyay in Neymar uusan ciyaari karin kulanka caawa ay ku wada ciyaari doonaan kooxaha Manchester United...
View ArticleInay joojin doonaan Pogba, sida weyn uu kaga soo hor jeedo isbar-bardhiga...
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Xidiga kooxda Paris Saint-Germain ee Julian Draxler ayaa amaan dusha kaga tuuray laacibka reer France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba, kahor kulanka labada...
View Article