Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka yiri Zinedine Zidane kulanka PSG? (Wixii ugu muhiimsanaa ee uu uga...

(Madrid) 13 Feb 2018 Tababaraha Real Madrid ayaa qabtay shirka jaraa’id ee ka hor kulanka kooxdiisu ay marti qaadi doonto habeen dambe PSG. Zinedine Zidane ayaa ku bilaabay shirkiisa jaraa’id kulanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Real Madrid vs PSG….(Kulankii la wada sugayay)

(Europe) 14 Feb 2018. Real Madrid ayaa caawa soo dhaweyn doonta PSG lugta hore ee wareega 16-ka Champions League iyadoo maanka ku heysa in tartankani yahay midka kaliya ee bad baadin kara xilli...

View Article


“Waa in si dhab ah noola qaataa innaga iyo Manchester City.”.- Neymar oo...

(Europe) 14 Feb 2018. Neymar ayaa bixiyay digniin ah in si dhab ah loo qaato kooxaha soo koraya ee PSG iyo Manchester City. Xiddiga reer Brazil ayaa sheegay in kooxdiisa iyo kooxda Pep Guardiola aysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is barbardhig lagu sameeyay weerarka PSG iyo kan Real Madrid ka hor...

(Madrid) 14 Feb 2018 Real Madrid ayaa caawa marti qaadi doonta dhigeeda PSG kulan ka tirsan wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Wargayska AS ayaa isbarbardhig ku sameeyay 3-da weerar ee PSG iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Jacaylka iyo PSG, Real Madrid oo ka cabsi qabta inay marto ciqaabtii...

(Paris) 14 Feb 2018 PSG ayaa caawa u martin doonta kooxda Real Madrid, kulankaas oo ah kan ugu xiisaha badan kulamada wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Maanta waxay ku beegantahay 14-ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan Jeclaan jiray Ronaldo markii aan yaraa, laakiin hadda way dhammaatay...

(Europe) 14 Feb 2018. Kylian Mbappe ayaa caawa ka hor iman doona xiddigii uu ku riyoon jiray yaraantiisa ee Cristiano Ronaldo. Real Madrid ayaa marti galin doonta PSG lugta hore ee wareega 16-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Milyan way iskala tagtay Sheekada oo Bilyan ayay joogtaa: (Bal arag Qiimaha...

(Europe) 14 Feb 2018. Inta badan xiddigaha ugu qaalisan kubbada cagta ayaa caawa isku fara saari doona gegada Estadio Santiago Bernabeu, iyadoo ku dhawaad 1.2 milyan oo Bilyan ay ku kacayaan safafka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waqtiga Neymar uu ku biirayo Real Madrid oo la ogaaday (Waa goorma?)

(Madrid) 14 Feb 2018 Xiddiga reer Brazil ayaa si dhab ah u doonaya inuu ku biiro kooxda Real Madrid oo caawa uu ka hortagayo markii ugu horaysay isaga oo aan wadan funaanada Barcelona. Mundo Deportivo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Unai Emery oo caawa keydka u dhaadhicinaya laacib wayn kulanka Real Madrid

(Madrid) 14 Feb 2018 Tababare Unai Emery ayaa go’aansaday inuu keydka u dhaadhiciyo laacib muhiim u ah kooxdiisa kulanka caawa ee Real Madrid. Unai Emery ayaa go’aansaday inuusan ku soo bilaabin caawa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dhanka kale ayaan u rogi karnaa natiijada”-Neymar oo ka hadlay inuu ku...

(Madrid) 15 Feb 2018 Laacibka reer Brazil ee Neymar ayaa ka hadlay inuu ka tagayo kooxdiisa PSG iyo waliba inuu ku biirayo kooxda Real Madrid. Neymar ayaa sheegay inuu heshiis kula jiro PSG isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Noo soo iibiya Messi haddii kale CL ma qaadayno”– Neymar oo fariin u diray...

(PARIS) 15 Feb 2018 Xiddiga ugu qaalisan adduunka ayaa runta u sheegay maamulka kooxdiisa kadib markii xalay ay 3-1 uga adkaatay Real Madrid. Neymar ayaa shaki ka muujiyay in PSG ay sanadkaan ku...

View Article

Natiijooyin : AC Milan, Athletico Madrid, Dortmoud oo Badiyeen iyo Dhamaan...

(UEL) 16 Feb 2018: Naadiyaasha ku loolamaya Fasal Ciyaareedkan Koobka Uefa Europe League ayaa dhamaantood guulo gaaray ciyaaraha lugta koowaad ee tartankaas marka laga reero kooxda Napoli . Kooxda reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo ka carooday tababare Unai Emery kadib guul daradii Real Madrid...

(Paris) 16 Feb 2018 Neymar ayaa si wayn uga carooday tababarihiisa reer Spain ee Unai Emery kadib guul daradii ka soo gaartay habeen hore kooxda Real Madrid. Xiddiga reer Brazil ayaa ka caraysan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wiilkeygu waa uu ka fogaan doonaa Gorgorada”– Neymar aabihiis oo difaacay...

(Paris) 16 Feb 2018 Aabaha dhalay Neymar oo ah wakiilkiisa ayaa difaacay wiilkiisa kadib markii lagu eedeeyay masuuliyada guul daradii PSG ka soo gaartay Real Madrid. Neymar aabihiis ayaa sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Banaanka ayaan u saari doonaa Real Madrid”– Unai Emery oo u dhaarsan Real

(Paris) 16 Feb 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa rumaysan in kooxdiisu ay reebi doonto Real Madrid marka ay garoonkooda ku marti qaadaan kulanka lugta labaad. Real Madrid ayaa 3-1 guul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sheekada PSG wali waa qabyo”– Valverde oo Real Madrid u sheegay in PSG ay...

(Barcelona) 16 Feb 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa u sheegay Real Madrid in wali ay wax ka dhimanyihiin sheekada PSG. Ernesto Valverde ayaa ka hadlay kulankii Real Madrid ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo nasiibka ayaa caawiyay kulankii PSG”– Jupp Heynckes oo hoos u dhigay...

(Madrid) 17 Feb 2018 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Jupp Heynckes ayaa ka hadlay wixii uu ku arkay kulankii Real Madrid iyo PSG. Jupp Heynckes ayaa sheegay in saxaafada iyo falanqeeyayaashu aysan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo racfaan ka qaadatay jaalihii uu qaatay Adrien Rabiot kulankii Real Madrid

(Paris) 17 Feb 2018 Kooxda reer France ee PSG ayaa go’aansatay inay racfaan ka qaadato jaalihii loo taagay Adrien Rabiot kulankii Real Madrid. PSG ayaa racfaankeeda u gudbisay xiriirka kubadda cagta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thiago Silva oo doonaya inuu PSG ka cayriyo tababare Unai Emery iyo...

(Paris) 18 Feb 2018 Kabtanka kooxda PSG ee Thiago Silva ayaa bilaabay inuu ka dhaadhiciyo maamulka kooxdiisa sidii loo cayrin lahaa Unai Emery. Tababaraha reer Spain ayaa dusha loo saariyay masuuliyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaa harsan 90-daqiiqo oo lagu kala bixi doono”– Edinson Cavani oo u...

(Paris) 18 Feb 2018 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa u dhaarsan Real Madrid oo 3-1 uga soo adkaatay kulankii lugta hore. Edinson Cavani ayaa xalay laba gool u dhaliyay kooxdiisa PSG...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live