Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuma laacibkii ugu horeeyay ee Neymar uu u sheegay inuu ka tagayo PSG?

(Barcelona) 18 Maarso 2018 Neymar ayaa go’aan ku gaaray inuu isaga tago kooxdiisa haatan ee PSG oo uu ku biiray suuqii xaggaaga markaas oo uu ka dhaqaaqay Barcelona. Xiddiga reer Brazil ayaa fahmi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan hubaa in Neymar uu sii joogayo PSG xiliciyaareedka dambe”

(Paris) 19 Maarso 2018 Kabtanka kooxda PSG ee Thiago Silva ayaa ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya inuu ka tagayo kooxdiisa dhamaadka xiliciyaareed kaan. Thiago Silva oo ay aad isugu dhawyihiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Messi garsooraha ayuu indhaha faraha ka galiyay casaana lama siin”– Marco...

(Paris) 19 Maarso 2018 Laacibka qadka dhexe ee PSG ee Marco Verratti ayaa ka hadlay casaankii uu qaatay kulankii muhiim ka ahaa ee kooxdiisa looga adkaaday 2-1. Marco Verratti ayaa qaatay jaalihisii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa ka jira in Barcelona loo soo bandhigay saxiixa Marco Verratti? – Isaga...

(Paris) 19 Maarso 2018 Kadib guul daradii PSG ay kala kulantay Real Madrid ayaa la faafiyay warar sheegaya in kooxda reer France ay iska dirayso laacibka reer talyaani. Wakiilka Marco Verratti ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mario Baloteli oo wax aan laga fileyn ka sheegay Luis Suarez!

(Nice) 19 Mar 2018. Laacibka Italy iyo Nice dhawaan wareysi uu bixiyey waxa uu ku amaanay Luis Suarez. Kaddib kulankii ay la yeesheen PSG, Baloteli waxa uu tilmaamay bandhigyada Edison Cavani laakiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo qorshaynaysa in Real Madrid ay u dhigto dabin la mid ah kii ay...

(Paris) 20 Maarso 2018 Kooxda lacagta badan ee PSG ayaa doonaysa inay u dhigto Real Madrid dabin la mid ah kii ay Neymar uga qaadatay xaggaagii Barcelona. Barnaamijka El Chiringuito ayaa lagu sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo doortay tababaraha laylin doona PSG xiliciyaareedka dambe

(Paris) 21 Maarso 2018 Neymar ayaa la wadaagay maamulka PSG magaca tababaraha badali doona Unai Emery oo ka tagaya kooxda dhamaadka xiliciyaareed kaan. PSG ayaa si dhab ah u bilowday raadinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo inta ka dhiman xirfadiisa ciyaaraya isaga oo anqowgiisa uu ku jiro...

(Paris) 22 Maarso 2018 Dhaqtarka kooxda PSG ayaa daaha ka qaaday arin murug leh oo soo wajahay laacibka kooxda PSG kadib dhaawicii ka soo gaaray anqowga. Laacibka ayaa maray qaliin si loo bad baadiyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo qaaday tilaabo ka farxinaysa taageerayaasha Real Madrid

(Paris) 22 Maarso 2018 Neymar ayaa tilaab wayn u sii qaaday qorshaha uu ugu biirayo kooxda Real Mdarid oo ay ka go’an tahay soo xerogalintiisa. Wargayska reer Brazil ee UOL Esporte ayaa xaqiijiyay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo niyad jabisay Neymar (Blues oo burburisay rajo uu lahaa xiddiga...

(London) 22 Maarso 2018 Sida ay sheegayaan warar soo baxay, kooxda Chelsea ayaa niyad jabisay laacibka dhaawaca uga maqan PSG ee Neymar. Milkiilaha PSG ayaa maalmo ka hor ku booqday Neymar dalka Brazil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid kamid ah ciyaartoyda PSG oo xaqiiijiyay in Unai Emery laga dirayo kooxda

(Paris) 24 Maarso 2018 Mid kamid ah ciyaartoyda kooxda PSG ayaa xaqiijiyay in la fasaxayo tababare Unai Emery dhamaadka xiliciyaareed kaan. Qandaraaska Emery ee PSG ayaa dhacaya bisha June ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo shuruud la yaab leh ku xiray inuu dib ugu soo laabto Barcelona

(Barcelona) 25 Maarso 2018 Neymar oo ka tagay Barcelona suuqii xaggaaga ayaa la la xiriiriyay inuu dib ugu soo laabanayo markale kadib markii uu la qabsan waayay nolosha Paris. Xiddiga reer Brazil ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma saxbaa in Neymar uu waydiistay Real Madrid in la cayriyo tababare Zidane?...

(Madrid) 25 Maarso 2018 Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa dhamaystirka saxiixa laacibka ugu qaalisan adduunka ee Neymar. Waxaa la baahiyay in madaxwaynaha Real Madrid uu Brazil kula kulmay Neymar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo ugu danbayntii ogolaatay iibka Neymar laakiin damacsan qorshe ay uga...

(Paris) 25 Maarso 2018 Kooxda reer France ayaa ugu danbayntii ogolaatay inay iska iibiso Neymar kaas oo ay doonayso kooxda Real Madrid. Sida ay baahisay Don Balon, PSG ayaa diyaar u ah inay iska dirto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roberto Carlos oo kashifay sababta dhabta ah ee Neymar uu uga tagay Barcelona

(Paris) 27 Maarso 2018 Halyeeyga reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa si cad uga hadlay sababta dhabta ah ee Neymar uu uga tagay Barcelona xaggaagii hore. Laacibkii hore ee Real Madrid ayaa sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogoow sirta ka danbaysa dabaal dagii Pogba ee goolkii caawa uu ka dhaliyay...

(Moscow) 27 Maarso 2018 Xulka qaranka France ayaa caawa 3-1 uga adkaaday xulka qaranka Russia oo ay marti u ahaayeen, Pogba ayaana dhaliyay mid kamid ah 3-daas gool. Pogba ayaa funaanadiisa kor u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suarez oo uga digay Barcelona qorshe halis ku ah kooxda oo ay maleegayso PSG

(Barcelona) 27 Maarso 2018 Weerar yahanka Barcelona ee Luis Suarez ayaa uga digay maamulka kooxdiisa qorshe halis ku ah kooxda oo ay maleegayso PSG. Kooxda reer France ayaa xaggaagii hore si lama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo laacib muhiim ah ka afduubanaysa Juventus

(Paris) 28 Maarso 2018 Kooxda reer France ayaa isku diyaarinaysa qorshe ay laacib muhiim ah uga qaadanayso kooxda Juventus dhamaadka xiliciyaareed kaan. PSG ayaa mushaar qaali ah u soo bandhigtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo shardi aan suurogal ahayn ku xiray inuu sii joogo PSG

(Paris) 28 Maarso 2018 Neymar ayaa shardi aan macquul ahayn ku xiray inuu sii joogo kooxdiisa PSG oo uu ku biiray suuqii xaggaaga. Barnaamijka El Chiringuito ayaa lagu sheegay in Neymar uu shardi uga...

View Article

“Way sahlan tahay inaad la ciyaarto Anthony Martial.”.

(Europe) 29 Maarso 2018. Kylian Mbappe ayaa sheegay inay howshu sahlan tahay mark aad la ciyaareyso Anthony Martial. Labada weeraryahan ayaa wada ciyaaray kulankii saaxiibtinimo uu Faransiiska 3-1 uga...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live